DONATE
Your donation is greatly appreciated. It will help us serve more families with autism and promote awareness in the community to be more inclusive for autism’s children with special needs.
Somali American Autism Support (SAAS) is a non-profit organization that was started in March 3rd 2010 by a handful of Somali parents interested in supporting families living with autistic children in the Seattle area. Please consider making a donation to the Somali American Autism Support (SAAS). We need your help by donations and advertising. Thank you!
CAAWIN
Somali American Autism Support (SAAS), SAAS, waa urur madax banana waxaana la aassasay march 3/2010, waxayna caawiyaan famiiladda Soomaaliyeed ee la nool caruurta qabta xanuunka (Autismka) eeku nool nawaaxiga magaaladda Seattle WA. Markaa fadlan haddii aad awoodi ma aad u fidin kartid caawin ama talo waan u baahanahay.
Fadlan hadii aad u baahantahay warbixin guud waxaad kala soo xiriirikartaa websaydka ururka oo ah sidam