AUTISM
AUTISM
What is Autism?
Autism is a developmental disorder characterized by impaired social interaction, lack or delayed communication and restricted/repetitive behavior. Xanuunka Autisimka Isbektiram (Autism Spectrum Disorders ama ASD) Autisimku waa naafannimo wax u dhinta ilmaha kobaciisa iyo dabcigiisa iyo habka ay ula xiriiraan dadka iyo dunida ku hareersan. Saddex meelood ayaa ugu badan meelaha ay dadka autisimka qaba dhibaatooyinku ka qabsadaan. Saddexdaa meelood waxaa lagu magaabaa �dhimmanaanta saddex geeska ah�
* Dhibaatada la xiriirta fahamka iyo adeegsiga luqadda lagu xiriiro
* Dhibaatada la xiriirta dhexgalka bulshada iyo xiriirka dadweynaha
* Dareenada ay ka mid yihiin codka, iftiinka ama taabashada oo dhiba
What Are the Symptoms of Autism?
Some of the symptoms of autism are: lack of eye contact, pre occupation with certain subjects or objects, wanting things to be same and insisting on routines, absence or delay of imaginary and social play, preferring to play alone, over or under sensitive to smell, touch and sound sensory.
Diagnosis
Autism can be educationally identified by education professionals. However, it is very important to get medical diagnoses. Ask your child�s pediatrician to refer you to a specialist.
Treatments and Therapies
Education � Schools
Speech Therapy
Occupational Therapy
Feeding Therapy
Behavior Therapy
Alternative Therapy
Dietary/Nutritional supplements
Play/Social Skills
Auditory Therapy
Note: Not all children respond the same to all treatments. Please always check with your child�s physician before starting any treatment or therapy. However, with early intervention and appropriate therapies many children with autism are able to grow healthy, prosper and reach their full potentials.
(SAAS – Ogaysis)
Waalidintani waxay u doodan ilmaha somaliyeed ee lagu sheegay iney cudurka autismka qaban. Wixii talo iyo tusaale ahna wey isku darsadan. Waxey ka hadlan sidii ay ilmuhu u heli lahaayeen waxbarasho ,caafimaadba iyo in ubadka somaliyeed aysan uga harin ilmayowga kale. SAAS� Waxey u doodan Xuquuqda ubadka, iyo siday wax ugu qaban lahaayeen baahida ubadkooda, una ogaan lahaayeen, wax qabadka ubadka tabaalaysan.
Kuligiin ku soo dhawaada oo nagala soo qeyb gala howlgalka aan ubadkeena u bilowney. Waalidintani waxey isku soo ururiyeen ama darseen melaha laga helo aqonta dheeradka ah sida therapiyada iyo iskulada lagu tababaro ilmaha hadii ay luqadu ku adagtahay ama hadii waxbarashadu ku adagtahay amaba usan qadaneyn cuntadii logu talo galey in u ilmuhu cuno.
Fadlan wixii su’ala ah oo aad qabtid oo ilmahaga ku sabsan kala tasho Somali American Autism Support (SAAS)
WWW.SAASWA.ORG kala soo xariira talefanka iyo Emailka ku qoran isla shabakadan. Waalidinta iyo aqoonyahanaddan isku tagey waxey idin balan qadayaan wixii maclumad ah oo ka hadlaya autismka iney idiin sharaxan idina falanqeyan. Waxaa la soo ogadey in hadii lala dadaalo cudurkan ay ilmuhu ka reystan amaba ka koran. Hadii lageyo melaha ay wax ka kororsadan haba kala duwanadane, insho allah waxanu yelan dona online E-Mail ah oon wixii cusub ama maclumadka ilmaha dantu ugu jirto kaga hadalno.
Somali American Autism Support (SAAS) waxay caawisaa caruurta somaliyeed ee ku nool United States of America gaar ahaan gobolka (Washington State), SAAS� Waxay talo fiican u soo gudbineysaa waalidiinta haysta caruurta qaba autismu, siday u ogaan lahaayeen Autismka wax uu yahay iyo in uu ubadkoodu qabo iyo, in kale. Hadii aad wax suaal ah qabtiin nagala soo xiriir websideka ama telefoonadeena. MAHADSANID!